Faahfaahin: Weerar dhowr qof lagu dilay oo xalay ka dhacay duleedka Muqdisho

Kooxo hubeysan oo watay gaari yar ayaa xalay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ku dileen saddex ruux oo shacab ahaa, iyagoo ka dibna goobta ka baxsaday. Falkan ayaa dhacay ka dib markii ragga hubeysan ay rasaas ku fureen gaari nooca raaxada ah oo marayay wadada dhexmarta degaanka ceelasha Biyaha, waxaana rasaasta ku geeriyooday … Continue reading Faahfaahin: Weerar dhowr qof lagu dilay oo xalay ka dhacay duleedka Muqdisho